Xasan Culusoow “Areey ama iscasil ama Raysul Wasaaraan magacaabaa”
Sida uu ku sheegay Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdulahi Goodax Bare waraysiga uu siiyey idaacada VOA da waxa uu yiri "...
Sida uu ku sheegay Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdulahi Goodax Bare waraysiga uu siiyey idaacada VOA da waxa uu yiri "...
Wasiiru dawlayaal iyo Wasiir ku xigeeno ayaa ka codsaday Raysul Wasaaraha in uu iscasilo talaabadan waxaa gadaal ka fadhiya madaxweyne...
Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdulahi Goodax Bare ayaa sheegay in DFS soo dhaweeynayso doorashada Shariif Xasan loo doortay madaxweynaha maamulka...
Dawlada fadhigeedu yahay Xamar ayaa waxaa abuuray siiyeyna Sharcida, amaanka iyo dhaqaalaha ay ku shaqayso Beesha Caalamka oo doonaysa in...
Jaaliyada Khaatumo ee Magaalada Minneapolis ayaa Xaflad soo dhawayn ah u sameeyey Madaxwayne Prof Cali khaliif. Halkaas ayuu Prof Galayr...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa galabta ka dhoofay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,ka dib...
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee Maanta Xarunta Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay...
Puntlandes.com ayaa heshay warqad mid ka mid ah Golaha Wasiirada uu sheegay in ay xalay u qoreen ilaa 14 Wasiir...
Xildhibaan Shariif Xasan oo ay u tanasuleen 4 musharax oo la tartami lahaa ayaa noqday madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed maanta...
Laanta Afsomaliga ee BBC ayaa ka diyaarisay wararkii ugu dambeeyey ee Khilaafka madaxda dawlada. Shalay, 16 nov, waxaa Xamar yimid...