Fadeexad: Dhagayso Dr Gaas oo ka jawaabaya suaalo ay waydiiyeen Baarlamaanka Puntland, Galayr waa uu inkiray in uu Bursaalax iyo Burtinle tagey, Mushahaar la,aantana waa uu qirtay
Garowe (Pes): Madaxweynaha Puntland Dr Gaas ayaa wuxuu hortagay Baarlamaanka Puntland,23-07-2014, iyagoo halkaas ku waydiiyey su,aalo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland....