Wararka maanta
Dhagayso: Maxay ka wado Hadleen Nicholas Kay Xildhibaanada DF ee ka Soo Jeeda Puntland
Maalintii Shalay waxa uu kulan dhexmaray Wakiilka QM ee Soomaaliya Nicholas Kay iyo Xildhibaanada DFS kuwooda ka soo jeeda Puntland...
Dhagayso- sawiro: Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay dayactir lagu samaynayo laamiga u dhaxeeya garoonka diyaaradaha iyo magalada Garowe
Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay waddo laami ah oo dib u dayactir lagu samaynayo...
Dacwaddii Xuduudda Badda ee Xasan Culusoow u gudbuyey Maxkamadda Hague oo la shaaciyey iyo sidii la filayey oo ay Kenya u xalaalaynayso dhulbadeedka Somalia
iyo Qareenka Guud ee Kenya oo sheegay arrinta Badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya in September 3, 2014 ay...
Daawo Video: Cabdale Maxamuud Haybe oo ah M/X Prof Galayr ayaa ka Hadlay Iska Horimaad Xoogan oo Xalay Dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo ciidamada Khaatumo
Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo Cabdale Maxamuud Haybe ayaa sheegay in guulo waawayn soo hoyiyeen xoogaga Khaayumo. Wuxuuna intaa ku daray...
Daawo Video: Beelo ka tirsan beelaha Warsangeli oo ka soo horjeestay shirka Beesha uga socda Xingalool ee Guuleed 2
Waxaa durba soo baxaya beelo ka tirsan beelweynta Wersangeli oo diidmo ka muujiyey shirka lagu magacaabo Guuleed 2 oo beelweynta...
Daawo Sawirada: M/K Jubaland oo Turkiga booqasho ku jooga iyo DFS oo ishortaagtay sidii caadada u ahayd Mashaariic laga fulin lahaa Jubaland
Waxaa wadanka Turkiga booqasho ku jooga Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlada Jubaland Gen.Cabdullaahi Sheekh ismaaciil fartaag. Madaxweyne Xigeenka ayaa la...
Daawo Video: Caleema saarkii Cali Khaliif Galayr oo dhamays tiran
Bartanihii Agoosto ayaa Prof Galayr Cadaada iyo Bilcilka Saaxdheer loogu doortay madaxweynaha Khaatumo. Hadaba caleemasaarka Prof-ka ayaa waxay u qorshaysnayd...
Daawo Video: Xaaji Cabdi Waraabe oo ah odayga ugu da´da wayn Golaha Guurtiga Somalilan oo la hadlaya Dowlada Ingisiiska
Xaaji Cabdi Waraabe oo ah odayga ugu da´da wayn Golaha Guurtiga Somalilan ayaa ula hadlay Dowlada Ingisiiska si kulul. Hoos...
Qofka Badda Soomaaliya dacwad gelinaaya waa qof lacag badan ku qaatay in badda loo xukumo Kenya. W/Q Avv. Dr. Cabdulqadir Tallman
Magaceygu waa Avv. Dr. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed “Tallman” Waxaan ahay sharciyaqaan caan ka ah dalka iyo dibeddaba. Arrinka dacwadan badda...