Daawo Video: Prof Galayr oo Burtinle kula kulmay Rag uu ka mid yahay Cali Xaaji
Gaalkacyo (Pes): Prof Galayr ayaa kula kulmay Burtinle rag uu ka mid ahaa Wasiirka Waxbashada Puntland Cali Xaaji....
Gaalkacyo (Pes): Prof Galayr ayaa kula kulmay Burtinle rag uu ka mid ahaa Wasiirka Waxbashada Puntland Cali Xaaji....
Shalay oo ay taariikhdu ahayd 30/07/2014 waxaa Xamar lagu saxeexay wax loogu yeeray heshiis lagu dhisayo maamul ka kooban Mudug...
Gaalkacyo (Pes): Daawo Gudiga qabanqaabada mudaharaad looga soo horjeedo Xasan Culusow oo dhawaan tegaya MN USA. Waxaa halkaas si baaxad...
Gaalkacyo (Pes): Daawo Culusoow iyo makuu ku hadaaqaayey Puntland. Isagoo leh waxaan idiin wadaa faa,iido……. Waa in loo istaagaa difaacida...
Gaalkacyo (Pes): Warbaahinta caalamiga ee Puntlandes ayaa makarafoonka la dhexqaaday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Waxayna waydiisay waxgaradkii ay...
Halkan ka daawo hadalkii maantay ee Cabdiqaybdiid "Fad ama ha fadin"
Gaalkacyo (Pes): Maantay wuxuu ku dhawaaqay madaxweynaha DFS in uu maanul u sameeyey laba Gobol oo kala ah Mudug iyo...
"Waa cusub ayaa u baryey maanta dadka dega Mudug iyo Galgaduud" ayaa ka mid ahaa erayadii uu isticmaalayey Xasan Culusow...
Garowe (Pes): Waxaa maanta, 30-07-2014, lagu soo badhigay Saxaafada madaxtooyadii Puntland oo uu madaxweynihii PuntlandDr Gaas la ciyaaraayo caruur.Waxaa...
Muqdishu (Pes): Waxaa maanta, 30-07-2014, lagu soo badhigay Villa Xamar wax loogu yeeray shehiis lagu dhisayo maamul gobeleed kaasoo loo...