Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
26 July 2017 (Puntlandes) Kulanka ayaa waxaa soo xaadiray 164 Xildhibaan, waxaana shir guddoominaayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari....