Ururada Siyaasadda Puntland ”madaxwewynuhu wuxuu ku xadgudbay dastuurka dalka qodobka 43aad farqadiisa 3aad…”
28 Dec 2022 (Puntlandes) Ururada siyaasadda Puntland ee Mideeye, Horseed, Dhalinayarada iyo Shaqaalaha ayaa soo saarey qoraal ay ugu jawaabayaan qoraalkii...