Ciidanka PSF “Haka fogaadaan shacabka ku dhow garoonka diyaaradaha Bosaso, waxaana shirkadaha diyaaradaha uga digaynaa isticmaalka garoonka”
11 Sept 2024 (Puntlandes.com) Ciidanka Xoogga Puntland ee PSF oo qoraal soo saaray ayaa shacabka magaalada Bosaso faray inay ka fogaadaan...