Farmaajo “Golaha Xukuumadda FS waxaan uga digaynaa hirgelinta qorshaha laxiriira in dal shisheeye ay ku wareejiyaan maamulka hawada Soomaaliyeed”
01 Sept 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray uga digay golaha Xukuumadda Federaalka...