Sawirro: Lataliyaha arimaha dimiqraadiyada iyo xaquuqal insaanka ee wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka oo Garowe lagu soo dhaweeyey

13 Aug 2023 (Puntlandes) Masuuliyiin ka tirsan Dawladda Puntland ayaa Garowe kusoo dhaweeyey lataliyaha arimaha dimiqraadiyada iyo xaquuqal insaanka ee wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka mudane Xamse Warafa.

Xamse Warfa aayaa waxaana Garoonka diyaarada Genaral Maxamed Abshir kusoo dhaweeyey Xubano katirsan golaha xukuumada golaha wakiilada iyo Qaybaha kala Duwan bulsho.

Xamse Warfa ayaa horay u tagay Muqdisho, Kismaayo iyo Nairobi oo uu iminka ka yimid.

About The Author