MIDEEYE “Waxa aan Madaxweyne Deni u soo jeedin in uu laalo guud ahaan wax-ka-beddelkii dastuurka, annagu doorasho kama cabsanayno kamana cabsanno”

13 Aug 2023 (Puntlandes) Warmurtoyeed uu soo saaray Ururka MIDEEYE ayuu kaga hadlay xaaladda Puntland iyo hadaljeedintii madaxweyne Deni ee magaalada Qardho.

MIDEEYE ayaa warsaxaafadeedka ku yiri “Waxa aan Madaxweyne Deni u soo jeedin in uu laalo guud ahaan wax-ka-beddelkii dastuurka, annagu doorasho kama cabsanayno kamana cabsanno”

About The Author