Sawirro-Muuqaal: Akhriso Nabadoonada beesha Cismaan Maxamuud oo Bayaan ku sheegay in doorashada lagu qabto wakhtigeedi 08/01/2024 Barlamaankiina la soo xulo

13 Aug 2023 (Puntlandes) Nabadoonada beesha Cismaan Maxamuud ayaa Bayaan ay soo saareen ku sheegay in doorashada lagu qabto wakhtigeedi 08/01/2024 Barlamaankiina la soo xulo.

Nabadoonada Beesha Cismaan Maxamud oo ugu baaqay Isimada Dhaqanka Puntland in ay shir deg deg ah isugu yimadaan kaas oo ay uga arinsanayaan Xaalada Cakiran ee Puntland.

About The Author