Hay’adda Taya-dhowrka Soomaaliyeed oo sharuudo ku xirtay alaabaha kala duwan ee lakeeno..

17 Aug 2023 (Puntlandes) Hay’adda Taya-dhowrka Soomaaliyeed ayaa sharuudo ku xirtay alaabaha kala duwan ee lagala soo dego Dekaedda Muqdisho iyo Garoonka Aadan Cadde.

Waxa la ogeysiiyey dhamaan shirkadaha,Ganacstada, hay’addaha caalimiga ah iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ee kala soo daga alaabaha kala duwan Dekeda Muqdisho iyo Airport Aadan Cade in ay la yimaadaan shahaadada waafaqsanaanta ee hay’adda Taya-dhowrka.

About The Author