Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Magacaabay shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

18 Aug 2023 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa Magacaabay shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

Magacaabistaan ayaa xafiiska wasiirka ku sheegeen inay ku timid baahida loo qabo dardargelinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda, gaar ahaan kor u qaadista dakhliga.

About The Author