Akhriso madaxweyne Xasan Sheekh oo darajada Sareeye Guuto u dalacsiiyey Sheegow

19 Aug 2023 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa september 2016kii oo darajada Sareeye Guuto u dalacsiiyey Sheegow Axmed Cali ayey isla dawladda Madaxweyne Xasan sheegtay in uusan Jeneraal aheyn oo uu yahay kapten hore oo laga ruqseeyey ciidanka.

Gen Sheegow ayaa iminka ah maxbuus gurigiisa weerar lagu qaaday lagu soo qabtay xalay, iyadoo ciidanka qabtay hab dhaqankooda la dhaliilay, sidaas oo kale erayada ay adeegsadeen xiliga qabashadiisa ay ka muuqatay in ay jiraan dhacdooyin xariirsan.

About The Author