Muuqaal: Puntland “Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dambaysa Amni darrada ka jirta Gaalkacyo, waa wixii Xasan Sheekh 2016kii uu ka waday Gaalkacyo”

20 Aug 2023 (Puntlandes) Wasiirka Cadaaladda dawladda Puntland Maxamed Cabdiwahab oo isaga iyo wafdi uu hogaaminaya ay Gaalkacyo gaareen ayaa eedayn culus u jeediyey madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh.

Wasiirka ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyey inuu ku hawlan yahay inuu amni daro ka abuuro Gobolka Mudug.

Wasiirka ayaa yiri “DFS ayaa ka dambaysa Amni darrada ka jirta Gaalkacyo, waa wixii Xasan Sheekh 2016kii uu ka waday Gaalkacyo”

About The Author