Sawirro: Ciidanka SSC-Khaatumo oo Somaliland kala wareegeen taliskii ugu waynaa ee Gaajacadde

25 Aug 2023 (Puntlandes) Ciidanka SSC-Khaatumo ayaa gacanta ku dhigay Taliska Goojacade, Maxaabiis & baabuur ciidan oo ay Somaliland leedahay ayaa lagu qabtay.

Dagaalka ayaa wali kasocda goobo ka durugsan goobtan, gaar ahaana jid ay si kedis ah ugu baxeen ciidanka Somaliland.

Ciidanka SSC-Khaatumo ayaa sidoo kale kala wareegay Somaliland aagga Maraaga oo ah aag aad muhiim u ah.

About The Author