Taliyihii ciidamada Somaliland ee guutada 12aad ooy gacanta ku dhigeen ciidamada SSC-Khaatumo

25 Aug 2023 (Puntlandes) Taliyihii ciidamada Somaliland ee guutada 12aad Gen Faysal Cabdi Bootaan ayay gacanta ku dhigeen ciidamada SSC-Khaatumo.

Faysal ayaa waxay Ciidanka SSC-Khaatumo ku qabteen dagaal qaraar oo lagu jabiyey Ciidankii uu madaxda u ahaa.

Gen Faysal waa mid kamid ah Taliyihii ugu sareeyey ee ciidanka Somaliland, kaas oo lagu xasuusan doonaa ficiladii bahalnimo ee laga geystay Laascaanood mudooyinkii lasoo dhaafay.

About The Author