Sawirro: Maamulka SSC-Khaatumo & Isimada oo soo dhaweeyey wafdiyo ay kala hogaaminayaan Gen Asad & Suldaan Garaase

26 Aug 2023 (Puntlandes) Madaxda SSC-Khaatumo oo weheliyaan golaha sare ee Isimada dhaqanka oo soo dhaweeyey wafdiyo kala hogaaminayaan Gen Asad Cismaan Diyaano iyo Suldaan Garaase.

Gen Asad Diyaano, Suldaan Garaase ayaa ka soo kicitimay magaalada Garowe iyagoo iminka kulamo u socdaan Maamulka SSC-Khaatumo iyo Isimmada Dhaqanka, iyaga oo ka wada-hadlaya xaaladda guud iyo qorshaha dagaalka gobolka Sool.

About The Author