War Deg Deg ah:Saxaafadda oo Madaxtooyada looga yeeray iyo liiska Golaha Wasiiradda oo la shaacinayo

16 jun 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ayaa laga sugayaa in uu ku dhawaaqo Isbadalka uu ku sameeyay Xukuumadda Puntland, waxaana Saxaafadda looga yeeray Madaxtooyadda Puntland ee Garowe.

Gaas ayaa isbadalkii ugu balaarnaa ku samaynaya Golihiisa Xukuumadda,waxaana isbadalka ugu balaaran uu ku dhacayaa inta badan Wasaaradaha Puntland.

 

 

Liiska Golaha cusub kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

About The Author