DEG DEG: Dhagayso-Akhriso: Isbadalka lagu sameeyay Golaha Wasiiradda Puntland oo Horudhac ah

16 jun 2015 (Puntlandes) Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa isku shaadheyn ku sameeyay qaar ka mid ah golihiisa wasiiradda, sidoo kelana soo magacaabay wasiiro cusub.

Isku shadheyntan ayaa labadii todobaad ee lasoo dhaafay laga hadal hayay deegaanada Puntland, taasoo dadku u arkayeen inay tahay is-badal loo baahnaa.

Afhayeenka madaxtooyadda Cabdilaahi Axmed Jaamac (Quraan-jecel) ayaa ku dhawaaqay liiska isku shaadhaynta, waana tanaa.

  1. Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise.
  2. Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah, Shire Xaaji Faarax.
  3. Wasiirka Amniga, Cabdi Xirsi Cali Qarjab.
  4. Wasiirka Haweenka, Aniso Cabdiqaadir Xaaji Muumin.
  5. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash.
  6. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka, Cabdirashiid Maxamed Xirsi
  7. Wasiirka Duulista Hawada, Xasan Xaaji Siciid.
  8. Wasiirka Beerahaha iyo Waraabka, Cabdullaahi Cali Xirsi,
  9. Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise.
  10. Wasiirka Deegaanka, Cali Cabdullaahi Warsame.
  11. Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Cabdi Cismaan Maxamed.
  12. Wasiirka Dastuurka, Feysal Cabdi Cali Gaas.
  13. Wasiirka Maaliyadda, Cabdullaahi Sheekh Axmed.
  14. Wasiirka Warfaafinta, Maxamuud Xasan Soo-cade.
  15. Wasiirka Waxbarashada, Abshir Aw-Yuusuf Ciise.
  16. Wasiirka Cadaaladda, Saalax Xabiib Xaaji Jaamac.
  17. Wasiirka Kalluumaysiga, Cabdinuur Cilmi Maxamuud.
  18. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle.
  19. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdullaahi Jaamac Saalax.
  20. Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Cabdi Cismaan Maxamed.

Dhagayso Afhayeenka Madaxtooyada

131b

About The Author