Sawirro: Fiqi Cabdinaasir & wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo gaaray Laascaanood

02 Sep 2023 (Puntlandes.com) Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool.

Fiqiga iyo wafdigiisa ayaa waxaa soo dhowayntooda magaalada qayb ka ahaa Isimada SSC-Khaatumo.

Wafdiga Fiqigu hogaaminayo oo kasoo kicitimay gobolka Mudug ayaa qayb lixaad leh ku lahaa halgankii gobolka Sool loogu xoreeyey maamulka Muuse Biixi.

About The Author