Maxkamadda sare Puntland oo hakisay xubin katirsan guddiga doorashooyinka PEC

11 Sep 2023 (Puntlandes.com) Maxkamadda sare ee dowladda Puntland ayaa hakisay xubin ka tirsan guddiga doorashooyinka PEC ee dhawaan la ansixiyay.

Maxkamadda ayaa lagu hakiyay xubinimada Faadumo Siciid Axmed oo kamid ah guddiga PEC kadib markii ay dacwad ka gudbiyeen xubno ka tirsan xisbiga shaqaalaha ee Puntland.

Goaankaan Maxkamadda ayaa ah qawda maqashii oo wax ha u qaban, maxaa yeelay waxaa yaalay dacwado dastuuri ah oo ka waawayn oo ay diiday inay goaan ka soosaarto.


Meeye dacwadihii Dastuuriga ahaa ee ay u gudbiyeen midowga siyaasiyiinta iyo ururada siyaasadeed??
Meeday dacwadii 8da Xildhibaan ee uu sifaha sharcidaradda Deni uga saaray Baarlamaanka????

About The Author