Muuqaal: Caaqil Xasan Farax Ciid: Doorashadii Qof iyo Cod waxay ahayd min dan gaar ah laga lahaa wayna fashilantay…..

20 Sep 2023 (Puntlandes.com) Caaqil Xasan Farax Ciid oo ka mid ah Caaqilada magaalada Burtinle ayaa sheegay inay Doorashadii Qof iyo Cod ee Puntland lagu soo doortay golayaasha deegaanka 30 degmo ay ahayd min dan gaar ah uu ka lahaa madaxweyne Deni.

Caaqil Xasan ayaa yiri “madaxweynaha Puntland iyo xukuumadiisu waxay dadka u sheegeen been bay ahayd….”

Caaqilka ayaa ugu baaqay beelaha Puntland in ay isku diyaariyaan qaabkii ay ku soo xulan jireen Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland.

About The Author