DFS & dawlad goboleedyada oo mabnuucay in laga ganacsado Gargaarka Bini-aadanimo ee Dalka la keeno

20 Sep 2023 (Puntlandes.com) Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, Wasaaradaha Gargaarka Dowladd Goboledyada dalka iyo Gobolka Banaadir ayaa caawa soo saaray go’aan Mamnuucaya in laga ganacsado Gargaarka Bini-aadanimo ee Dalka la keeno, si looga hortago in la Masuq-Maasuqo.

Midowga Yurub ayaa hakiyey mucaawidii uu siin jiray WFP ee lagu quudin jiray dadka taagta daran kadib markii la ogaaday in la musuqmaasuqao Kaararaka lacagta ah ee loogu talogalay in Raashin lagu iibsado.

About The Author