Wasiirka Kalluumaysiga Puntland oo shaqadii ka joojiyey Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi

21 Sep 2023 (Puntlandes.com) Waxaa banaanka u soo baxay khilaaf xooggan oo u dhaxeeya Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Cabdirashiid Maxamuud Yuusuf iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradaas Sharmaarke Yaasiin Cali, kaas oo sababay in wasiirku shaqadii ka joojiyey Agaasimaha.

Waraaqda shaqo ka joojinta Wasiirku waxa uu u cuskaday amardiido iyo talo qaadasho la’aan uu sameeyey Agaasimuhu.

About The Author