Dhagayso: Wasiir Dhabancad oo kahdlaya sababaha ay Puntland u diidan tahay in la dhameystiro hannaanka deyn cafinta Somalia

23 Sep 2023 (Puntlandes.com) Wasiirka Maaliyadda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo marti ku ah Barnaamijka Martida Makarafoonka ee VOA Somalia ayaa wuxuu kahadlay oo faahfaahoyey  sababaha ay Puntland ku diidan tahay in la dhameystiro hannaanka deyn cafinta oo heer gaba gaba ah mareysa.

Puntland ayaa dhowaan dalbatay in la hakiyo hannaanka deyn cafinta iyo go’aanka ugu danbeeya ee laga gaari lahaa, halka uu Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya VOA u sheegay in bisha December Soomaaliya deynta laga cafin doono.

Dhagayso barnaamijka oo uu marti ku yahay wasiir Dhabancad.

About The Author