Puntland oo la fariisiyey goleyaasha deegaanka 19 degmo loona magacaabay maxada

24 Sept 2023 (Puntlandes.com) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland ayaa waxay shaacisay in Goleyaasha Deegaanka 19 Degmo ay fariisisay, kuwaas oo loo magacaabay maamulkii Degmada hogaamin lahaa 5-ta sano ee soo socota.

19ka degmo ee la fariisiyey 11 kamid ah waxa gudpoomiyayaasha qaatay xisbiga xukuumadda ee KAAH.

Doorashadii qof iyo cod ee uu waday madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi D eni ayaa waxay isu bedeshay in gudoomiyayaasha iyo kuxigeenadooda la soo magacaabo oo aysan dooran golaashu.

Waxaan weli la fariisin 11 degmo oo ay ku jirto magaalada ganacsiga ee Bosaso, iyadoo qaarkood uu ka jiro kacdoon shacab ka dhashay magacaabista.

About The Author