Muuqaal: Shan Belood oo Kamida beelaha degga Degmada Burtinle oo ka hor yimid Doorashadda Golaha Degaanka Burtinle

24 Sept 2023 (Puntlandes.com) Shan Belood oo Kamida beelaha degga degamada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa ka hor yimid diidayna Doorashadda Golaha Degaanka Burtinle iyo guud Ahaanba doorashoyinkq Qof iyo Codka ee 25 may ka qabsoomay Puntland.

Odayaasha oo kasoo kasoo jeeda Beelaha Maxamed Cumar, Nuux-Jibrahil, Midhibaaan , Reer Warsame Faarax iyo Reer Sharmaake ayaa Sheegay inay xaaran Tahay doorashadu Isla markaas lagu noqdo Nidaamkii 66 Xilibaan ee Odasha Dhaqanka soo xuli jireen.

Sidoo kale Waxgaradka ayaa Tilmaamay in Puntland u baahan tahay Caqli , Talo iyo In damaca Madaxwayne Dani taako loo dhigo iyadoo loo Marayo Wado walba oo Nabadeed si loo dhawro Nabada iyo Xasiloonida Puntland.

About The Author