Somaliland “Waxa aan Midowga Afrika & Beesha Caalamka u sheegaynaa in aanan diyaar u ahayn wadahadal aan kula midoobeyno Somalia, keliya waxa aan diyaar u nahay wadahadal kala tag”

24 Sept 2023 (Puntlandes.com) Xukuumadda Somaliland ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay caalamka u xaqiijinayso mawqifkeeda ku wajahan wadahadallada u socday Soomaaliya.

Somaliland “Waxa aan Midowga Afrika iyo Beesha Caalamka u sheegaynaa in aanan diyaar u ahayn wada-hadal aan kula midoobeyno Soomaaliya, keliya waxa aan diyaar u nahay wada-hadal kala tag”

About The Author