Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo Muqdisho ku wajahan

01 Okt  2023 (Puntlandes.com) Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Firdhiye ayaa socdaalkii u horeeyey ku ugu baxaya caasimadda Muqdisho.

Firdhye ayaa marti-qaad uu ka heley Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo kulamo la qaadanaya madaxda federaalka, wakiillada Beesha caalamka, hey’adaha caalamiga ah iyo bulshada caasimadda.

Socdaalkan ayaa salka ku haya qorshaha dib u dhiska kaabayaasha maamulka iyo sookabashada deegaanka.

About The Author