Sawirro: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo gaaray Dhuusamareeb

01 Okt  2023 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo lagu wado in uu kulamo kula qaato Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, Madaxda Maamulka Magaalada Dhuusamareeb, Siyaasiyiin iyo xubno kale ayaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay wafdiga Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho.

About The Author