Akhriso Kaah, Sincad, Mustaqba, Ifiye & Shaqaalaha oo ka horyimid qoraalkii Wasaarada Arimaha Guduhu kasoo saartay Dhaaarinta & Fariisinta Golayaasha degaanka

02 Okt  2023 (Puntlandes.com) Ururada Kaah, Sincad, Mustaqba, Ifiye iyo Shaqaalaha ayaa ka hor yimid qoraalkii Wasaarada arimaha guduhu ka soo saartay tirada lagu Dhaaarinta iyo Fariisinta Golayaasha degaanka degmooyinka dhiman ku ansaxayso, halkaan ka akhriso qoraalka.

Degmada Bosaso oo ay horay ugu adkaatay dawladda iyo Ururada ay kula heshiisay inay helaan kooran 17 Xildhibaan oo ay ku fariisiyaan golaha deegaaaysanayey iminka wasaaraddu ka dhigtay tirada lagu dhaarin karo 22 xildhibaan, halka ay ay tahay inay saxiisaax oo goobjoog yihiin 17 Xildhibaan marka la magacaabyo madaxda degmooyinka.

About The Author