Sawirro: Gudoomiyihii dawladda ee Bosaso & kuxigeenkiisa oo xilkii la wareegay

04 Okt  2023 (Puntlandes.com) Gudoomiyihii ay shalay isnahaysiga dawladdi u magacaabeen inuu noqdo Mayirka Bosaaso Cabdifataax Xaaji Shanle iyo kuxigeenkiisa Bashir Farax Siciid ayaa ayey dawladdu xilka ku wareejisay gudoonka degmada Bosaso.

Masuuliyiin uu ka mid yahay wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha Gudaha Maxamed Axmed Kulan ayaa xilka u kala wareejisay iyadoo magaalada Ciidamo badan dawladdu soo dhigtay.

About The Author