Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo xil magacaabay

04 Okt  2023 (Puntlandes.com) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Cabdi Faarax Juxaa Wuxuu Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Dhahar u magacaabay Mursal Cabdi Cismaan.

Sida darteed, waxaa la farayaa maamulka Gobolka Haylaan iyo kan Degmada Dhahar in ay fuliyaan dhaqan galinta magacaabidda xoghayaha cusub ee Degmada Dhahar.

About The Author