Sawirro: Wafdi hogaaminayo Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo Muqdisho u dhoofay

06 Okt  2023 (Puntlandes.com) Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood, iyagoo ku wajahan magaalada Muqdisho.

Wafdiga Firdhiye ayaa waxaa ka mid ah 5 ka mid ah golihiisa wasiirada iyagoo Casuumad rasmi ah ka heley dowlada Federaalka Soomaaliya.

About The Author