Muuqaal-sawirro: Ambassador Axmed Ciise Cawad oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garowe

08 Okt  2023 (Puntlandes.com) Waxaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir kasoo degay wafti uu hogaaminayo Musharax Ambassador Axmed Ciise Cawad oo sida la filayo ka qeybgalaya shirka mucaaradka xukuumada Madaxweyne Deni uga furmi doona 10 bishaan magaalada Garowe.

Odoyaal iyo waxgarad ayaa waftiga Ambassadorka kusoo dhaweeyay Gediga Diyaaradaha ee Gen Mohamed Abshir.

Musharax Ambassador Cawad ayaa gurigiisa ku qabtay shir jaraaid oo uu uga hadlay xaalka Puntland ee iminka, shirka mucaaradka midaysan ee Puntland.

About The Author