Muuqaal-Sawirro: Musharax Madaxweyne Xasan Shire Abgaal oo si diiran loogu soodhaweeyey magaalada Garowe

09 Okt  2023 (Puntlandes.com) Musharax Madaxweyne Xasan Shire Abdi Abgaal oo maanta si fdiiran loogu soo dhaweeyey magaalada Garowe.

Musharrax Xasan Abgaal “Deniyoow xilkii kaa dhammaa ee soo deg, Puntland waxaad gelisey xaalad adag, Boosaaso waxa ka taagan waad aragtaa, Gaalkacayo waa laysku dilayaa, Garoowe amnigii waa diciifey… xataa ciidankii PL ee sharafta badnaa waa dayacmay.”

Maalinta berri ah oo bishu tahay 10ka ayaa waxaa magaalada Garowe ka furmaya Shirwaynaha Mucaarad Midaysan ee Puntland kaas oo laga soo saari doono qodoba la xiriira in Puntland u jihaysatay Doorasho.

About The Author