Akhriso: Golaha Wasiirada PL Oo sheegay inay soo bandhigi doonaan Go’aankooda ku aadan shirka Cadaado

18 jun 2015 (Puntlandes) Golaha Wasiirada Puntland ayaa shirkoodii Khamiislaha ahaa ee maanta oo uu Gudoominayey madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxay ku sheegeen arrin ”ARGAGAX” galiyey shacabka reer Puntland taasoo ah inay dhawaan soo bandhigidoonaan Go’aankooda ku aadan shirka Caddaado oo sheegtay Qayb ka mid ah dhulka iyagoo Dastuurkooda ku qorat inay Xuduudoodu tahay Gobolka Nugaal.

Golaha Wasiirada GAAS ayaa waxay ku yiraahdeen Warsaxaafadeed ay soo saareen sidatan ”.. Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland waxay cadeeyeen in xili dhow Dawladda Puntland soo bandhigayso Go’aankeeda ku aadan qoraalada ka soo baxaya shirkaas”

Waxaa wax laga xumaado ah inay shacabka Puntland u qabaan inay leeyihiin dawlad dalka iyo dalka difaacaysa, dawladii laga sugayey inay wax difaacdana ay barba BEEN cad oo lagu qaldayo shacabka aysoo saaraan.

Akhriso warsaxaafadeedka dawlada GAAS

135

135a

 

Puntlandes.com

About The Author