Muuqaal: Cali Xaaji Warsame “Deni & madaxdii kahoraysay waxa lagu doortay lifaaq siyaasadeed, dawladdaan waxay..”

10 Okt  2023 (Puntlandes.com) Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo maanta hadal ka jeediyey furitaanka shirweynaha Mucaaradka Puntland oo ka furmay Garowe ayaa sheegay in aan madaxweyne Deni waqti dheeraad ah loogu dari doonin ayna tahay in dooarshadu waqtigeedii dhacdo.

Siyaasi Cali Xaaji Warsame “Deni & madaxdii kahoraysay waxa lagu doortay lifaaq siyaasadeed, dawladdaan waxay limisay kalsoonidii shacabka..”

About The Author