Sawirro: Axmed Karaash ayaa kulan qado ah kula qaatay deegaanka Hadhwanaag ee gobolka Sool Isimada dhaqanka SSC-Khaatumo

13 Okt 2023 (Puntlandes.com) Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa kulan qado ah kula qaatay deegaanka Hadhwanaag ee gobolka Sool Isimada dhaqanka SSC-Khaatumo.

Kulanka oo looga hadlay xaalada guud ee deegaanada SSC-Khaatumo waxa Madaxweynaha ku weheliyey masuuliyiin katirsan Goleyaasha dowladda Puntland, Siyaasiyiin iyo wax garad kale.

Madaxwaynuhu wuxuu dhiiri-gelinayaa isla markaana garab buuxa u yahay dedaal kasta oo lagu xaqiijinayo amniga, xasiloonida iyo wadajirka deegaanada SSC-Khaatumo.

About The Author