Dallada mucaaradka Puntland oo Jawaab celin ka Samaysay hadal jeedintii Madaxwaynaha mudo xileedkiisu dhamaanayo

14 Okt 2023 (Puntlandes.com) Dallada mucaaradka Puntland ayaa waxay soo saartay warmurtiyeed jawaab celin u ah hadal jeedintii Madaxwaynaha mudo xileedkiisu dhamaanayo uu xalay jeediyey kuna caddeeyey inuu muddo kororsi aan sharci ahayn.

Dallada ayaa waxay caddaysay inaysan aqoonsanayn PEC sidaas darteedna aysan sharci ahayn waxay soo saartay, hadalkoo madaxeynuhuna uu caddeeyey waxay ka digayeen muddo dheer.

Dallada ayaa sidoo kale sheegtay inay soo dhisayaan guddigga ansixinta iyo Khilaafaadka xildhibaanada Puntland.

About The Author