Muuqaal: Madaxda Ururka Shaqaaalaha oo Deni ku eedeeyey in uu ka dhacay Ururkii Shaqaalaha.

14 Okt 2023 (Puntlandes.com) Gudoomiyaha Ururka Shaqaaalaha Cabdirashiid Sheekh Maxamuud iyo Afhayeenka Cali Yaasiin ayaa madaxweyne Deni ku eedeeyey in uu ka dhacay Ururkii Shaqaalaha.

Sidoo kale waxay sheegeen inaysan qayb ka ahayn doorashadii qof iyo cod ee madaxwaynuhu xalay kudhawaaqay.

Tani waxay tusaale u tahay doorashada Siciid Deni garwadeenka ka yahay oo ku dhisay doonistiisa oo ku gaaro BOOB iyo XOOG.

About The Author