Qardho oo Xukuumadda Deni ku xirtay Nabadoon Yackow oo ka tirsanaa Ururka Kaah, ujeedada

15 Okt 2023 (Puntlandes.com) Waxaa magaalada Qardho ay xukuumadda Siciid Deni ku xirtay Nabadoon Yackow oo ka tirsanaa Ururka Kaah, nabadoonka ayaa khudbad ka jeediyey shirkii Mucaaradak Puntland ugu soo gabagaboobay Garowe.

Madaxwaynaha mudo xileedkiisu dhamaanayo Siciid cabdulaahi Deni ayaa dhibsaday khudbadda uu Nabadoonku ka jeediyey shirkaas, isagoo uu ku sheegay in ujeedada Deni aysan dimuqraadiyad ahayn ee uu mudo kororsi doon yahay.

Hoos ka daawo khudbaddii Nabadoonka:

About The Author