Muuqaal: Waxgaradka G. Nugaal oo ugu baaqay MD Deni inuu qabto doorasho la isla ogolyahay waqtigeediina dhacda

17 Okt 2023 (Puntlandes.com) Waxgaradka Gobolka Nugaal ayaa Shir ay ku yeesheen Garowe ugu baaqay madaxweyne Deni inuu qabto doorasho la isla ogolyahay waqtigeediina dhacda.

Waxgaradka ayaa sidoo kale ku baaqay in la isugu yimaado shirweyne looga arinsanayo doorashada Baarlamaanka, madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa oo dhacda waqtigeeda haddii uu Deni diido doorasho la isla ogol yahay.

About The Author