Akhriso: SSC-Khaatumo oo ku biirtay dawlad goboleedyada dalka ka jira
19 Okt 2023 (Puntlandes.com) Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo SSC-Khaatumo ayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya waxay Wadatashiyadii u dhexeeyey ka soo saartay Warmurtiyeed.
Maamulka SSC-Khaatumo oo ugu danbayn aqoosni buuxa ka heshay Dawladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku soo biirtay dawlad goboleedyada dalka ka jira.