Gudoomiyaha Ururka Mustabal oo ka horjeestay warsaxaafadeedkii ururad Sincad, Ifiye & Mustaqbal

21 Okt 2023 (Puntlandes.com) Gudoomiyaha Ururka Mustabal Xildhibaan Maxamed Ismaaciid Siibad ayaa ka horjeestay warsaxaafadeedkii sy soo sasreen ururada Sincad, Ifiye & Mustaqbal ay goaamada uga soo saareen hubanti la’asnt doorasho ee ka jirta Puntland.

Munaasabaddii shaacinta warmurtiyeedka waxaa ururka mustaqbal ka joogay madax uu ku jiray Gudoomiye ku xigeenkiisa.

Warsaxaafadeed uu soo saaray Xildhibaan Siibad ayaa lagu yiri “Xisbiga Mustaqbal wuxuu cadeenayna inuusan qayb ka ahayn mowqifkii iyo bayaankii ay soo saareen xisbiyada ifiye iyo sincad”

About The Author