Waxgaradka Gobolka Bari “Doorashada Puntland waa in ay qabsoontaa xiligeedii beeluhuna soo xushaan Xildhibaanada”

22 Okt 2023 (Puntlandes.com) Waxgaradka Gobolka Bari oo shir ballaaran ku yeeshay magaalada Bosaso ayaa goaamiyey in doorashaduqabsoontaa 8da janaanyo 2024, beeluhuna soo xushaan Xildhibaanadooda

Waxgaradka Gobolka Bari ayaa dawladda ugu baaqay inay ku dhawaaqdo bishaan Oktoober ee dhamaadka ah in Puntland xildhibaanada lagu soo xulayo sidii hore.

About The Author