Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) oo soo saaray Jadwal Doorasho ay Madaxtooyaddu usoo dhiibtay

23 Okt 2023 (Puntlandes.com) Guddiga Doorashooyinka Puntland (PEC) ayaa soo saaray jadwalka qabashada Doorashooyinka Golaha-Wakiilladda iyo Madaxtooyada.

PEC ayaa shaacisay in doorashada Madaxwynaha iyo Barlamaanka ay qabanayso 25ka Feb 2024. Jadwalka caawa ay shaaciyeen ayaa ahmiyadiisu tahay xalaalaynta mudo kordhin aan la aqoon inta ay noqon doonto.

About The Author