Daladda Mucaaradka Puntland “Siciid Cabdullaahi Dani wuxuu doonayaa inuu Puntland burburiyo”

24 Okt 2023 (Puntlandes.com) Daladda Mucaaradka Puntland ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray muddo kororsiga uu soo dhiibay madaxweyne Siciid cabdulaahi Deni guddiisa.

Daladda Mucaaradka Puntland ayaa warsaxaafadeedka ku yiri “Siciid Cabdullaahi Dani wuxuu doonayaa inuu Puntland burburiyo”

SidookaleDaladda ayaa warsaxaafadeedka ku yiri “waxay gudo galaysaa la tashiyo balaaaran oo ay la yeelaneyso Bulshada qeybaheeda kala duwan si loo xaqiijiyo in doorashadu ku dhacdo wakhtigeedii 8da Janaayo iyadoo dalladdu maalmaha iyo asbuucyada soo socda qaadi doonta talaabooyin lagu xaqiijanayo qabsoomida Doorashada si looga baaqsado firaaq dastuuri ah”

About The Author