Darawallkii Musharax madaxweyne Xasan Shire Abgaal oo ciidanka fdawladu dhaawaceen

24 Okt 2023 (Puntlandes.com) Ciidamo la sheegay in ay yihiin illaalada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa dhawacay darawallkii Musharax madaxweyne Xasan Shire Abgaal, kaas oo lagu magacaabo Cabdiqaadir Ganaf, xilli uu Marayey wadada halbawlaha Garowe.

Dhaawaca dawalka ayaa iminka waxaana lagu dabiibayaa Isbitaalka Carafaad waxaana ku booqday Musharax Xasan Shire Abgaal.

About The Author